Weerar ismiidaamin ah oo lagu qaaday saldhiga Ciidamada Jabuuti ee Beledweyne

October 25, 2016 - Written by Editor

baladweyneBaladweyne:-Weerar ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari laga buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa lagu weeraray saldhig ciidamada Jabuuti ku leeyihiin magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan waxaana ka dhashay khaasro leh dhimasho iyo dhaawac.

Wararka ayaa sheegaya in qaraxa uu ahaa mid aad xoogan waxaana qaraxa ka dib la maqlay rasaas xoogan ay ridayaan ciidanka Jabuuti.

Weerarka ismiidaaminta ayaa waxaa uu ka dhacay xaafada Howlwadaag oo ay saldhig ku leeyihiin ciidanka Jabuuti iyo kuwa DFS.

Ilaa hada ma jiraan cid ka tirsan saraakiisha Jabuuti iyo kuwa DFS oo ka hadlay qaraxa is miidaaminta ee ka dhacay magaalada B/weyne.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2016
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online