Xaalad degenaansho oo saaka laga dareemayo magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug.

October 8, 2016 - Written by Editor

gaalkacyoGaalkacyo:-Wararka saaka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa sheegaya in ay xaalada magaalada ay tahay mid degan oo aysan ka jirin wax xiisad ah.

Dhinacyadii ku dagaalamay magaalada Gaalakacyo ayaa waxaa wili isku horfadhiyaan duleedka magaalada waxaana socda dadaal ay wadaan odayaasha iyo culuma,udinka magaalada kuwaas oo isku dayaya in xaalada la dajiyo lana joojiyo colaada.

Xaalad degenaansho ayaa ka jirto magaalada Gaalkacyo waxaana furan goobaha ganacsiga isu socodka magaalada ayaa ah mid  caadi ah.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Musharaxiin kala duwan ayaa ku baaqay in la joojiyo colaada iyaga oo ugu baaqay Puntland iyo Galmudug in wixii khilaafa lagu xaliyo wada hadal.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2016
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online