Xubinta Shanaad ee Aqalka Sare u matalaya Puntland oo la doortay Cabdisalaan Xaaji Maxamuud

October 20, 2016 - Written by Editor

5i2a7022-816x544Garoowe:-Waxaa maanta ka socota magaalada Garoowe ee xarunta Gobolka Nugaal ayaa codaynta xubnaha aqalka sare u matali doona dowladda Puntland waxaan ilaa hadda ku soo baxay xubno in mudo ah k soo jira siyaasada Soomaaliya. ilaa hadda waxaa tartanka xubinimada Aqalka sare looga adkaaday Cali Ismail Giir oo ah siyaasi rug cadaa ah oo in mudo ku oo dhex jiray siyaasada soomaaliya  guud ahaan ama gaar ahaan Puntland waxaan uu ka mid ahaa raggii wax ka yagleelay dhismaha Puntland 1998-dii.

1. Ra’isul Wasaaraha DFS Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa ku guulaysatay xubinnimadda Aqalka Sare ee Barlamaanka federaalka Soomaaliya, isagoo helay 47 cod halka aamnino Aadan ay heshay 17 cod.

2. Madaxweynihi hore ee dowladda Puntland Dr Cabdiraxmaan Sh Maxamuud Faroole oo helay  59 cod kana guulaystay Cabdi Mahad oo isna heley 5 Cod.

3. C/risaaq Cismaan Xasan (Jurile) oo Helay 33-Cod iyo Hodan ismaaciil Cilmi Oo Iyaduna Heshay 32-Cod.

4.Farxaan Cali Xaseen, oo Helay 35-Cod kana guulaystay Cali ismail Cabdi Giir oo heley 29- Cod
5.Cabdisalaan xaaji maxamud Dheere ayaa ku guulaysatay xubinnimadda Aqalka Sare ee Booska Shanaad, ee Barlamaanka federaalka Soomaaliya, isagoo 40-cod  helay halka Jaamac Cawad Jaamac helay -25- Cod kaliya

Waxaa dhawaan loo tartamayaa  xubinta 6aad ee Aqalka sare Baarlamaanka federaalka Soomaaliya iyadoo Xildhibaanada golaha wakiilada ee dowladda Puntland ay salaad ka dib ay sku soo laaban doonaa lana bilaabi doono codaynta  xubnaha dhiman Aqalka sare u meteli lahaa dowladda Federaalka Soomaaliya

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2016
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online