Ciidamada Badda Puntland oo Madaafiic ku riday Saldhig ay Qandalo Ka samaysteen Ururka Daacish.[Dhagayso]

November 10, 2016 - Written by Editor

oaQandala:-Ciidamo ka tirsan kuwa badda Puntland, ayaa la sheegay in ay xalay rasaas ku rideen maleeshiyaad ka tirsan koocda Daacish oo ku sugan degmada Qandala, taas oo keentay in maleeshiyaadkaasina ay rasaas kale ku jawaabaan. Illaa iyo hadda ma cadda khasaaraha inta uu gaarsiisan yahay, hasa yeeshee xaaladda, ayaa maanta ah mid ka deggan sidey xalay aheyd. Wariyaha VOA ee Boosaaso Faadumo Yaasin Jaamac, ayay arrimahani uga warantay Jamaal Axmed Cismaan oo Washington jooga.

[audio: http://av.voanews.com/clips/VSO/2016/11/10/190826df-ae89-46c5-828b-a389e35fd6e6.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

Source:VOA

Leave a comment

*

Archives
November 2016
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online