Diyaaradda Air Jabuuti oo mudo 25 sano ka dib maanta ka soo degtay Garoonka diyaaradaha ee Boosaaso.[Video/Masawiro]

November 17, 2016 - Written by Editor

airjabutBoosaaso:-Waxaa maanta mudo dhan 25 sanno timid garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari Diyaaradda Air Jabuti  waxaan diyaarada la socday dadweyne rakaab ah oo ka soo raacay dalka Jabuuti. Duulimaadka Diyaaradda Air Jabuti   ayaa waxaa daah furay masuuliyiin ka tirsan dowladda Puntland  iyo siyaasiyiin xilal hore ka soo qabtay Puntland uuna ka mid yahay siyaasi Cali Cabdi Awaare oo isagu ka mid ahaa rakaabkii diyaarada ka soo raacay dalka Jabuuti.

Diyaaradda Air Jabuti ayaa horay waxaa ay maalmo ka hor duulimaad ka bilowday magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya  waxaan duulimaadka ay ka bilowday gbollada dalka Soomaaliya aad u soo dhawyey shacabka Soomaaliyeed ee u dhaqan gudaha Soomaaliya iyo dibadaba.

Hoos ka Daawo Diyaaradda Air Jabuuti oo mudo 25 sano ka dib maanta ka soo degtay Garoonka diyaaradaha ee Boosaaso

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2016
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online