Doorashada Soomaaliya Ma aha Ansax.[Dhagayso]

November 19, 2016 - Written by Editor

2a2873f1-9ed4-49c4-aa62-b056650079ad_w987_r1_sHanti-dhowraha Guud ee Qaranka Soomaaliya Dr Nuur Jimcaale Faarax ayaa sheegay in doorashada waddanka ka socota ay hadheeyeen ficillo musuqmaasuq ah oo ay ka mid yihiin codadka oo la kala iibsanayo, ku takri-fal awoodeed iyo cabsigelin. Waraysi khaas ah oo uu siiyey VOA ayuu ku sheegay inay diiwaangeliyeen ilaa lix kursi oo musharraxiinta haatan ku fadhida ay kusoo baxeen qaab sharci aan ahayn.

Haaruun Macruuf ayaa ku waraystay khadka telefoonka, waxaana uu ugu horrayn weydiiyey dhibaatooyinka ka taagan dhinaca musuqmaasuqa ee doorashooyinka.

[audio:http://av.voanews.com/clips/VSO/2016/11/19/2b264e2f-cf9b-4033-8321-cbc31e4cca92.mp3]

Source:VOA

Leave a comment

*

Archives
November 2016
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online