In ka badan 239 Muhaajiriin ah ku dhimatay Xeebaha Liibiya

November 3, 2016 - Written by Editor

muhaajiriinLibya:-In ka badan 239 muhaajiriin ah ayaa waxaa la sheegayaa in ay ku dhinteen laba doonyood oo ay saarnaayeen tahriibayaal kuwaas oo ku degay meel ka baxsan xeebaha Liibiya, sida ay sheegayaan wakaalada wararka ee AFP.
Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga ee loo soo gaabiyo UNHCR, ayaa sheegay in la badbaadiyey laba qof kuwaas oo la geeyey Jasiiradda Talyaaniga ku taalla ee la yiraahdo Lampedusa.

Hay’adda IOM ayaa sheegtay in 4 kun 220 qof ay sannadkan badda Mediterranean ay ku dhinteen.

Hay’adda muhaajiriinta u qaabilsan QM ayaa sheegtay in ka badan 239 ku dhintay Badda u dhexeysa Libya iyo Talyaaniga ay ku jireen 6 caruura iyo 20 dumar ah.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2016
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online