Madaxweynayaasha Puntland iyo Gal-Mudug oo heshiis hordhac ku wada gaaray Abu Dubia.[Akhri]

November 1, 2016 - Written by Editor

heshis-galmudug-iyo-plDubia:-Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug ayaa kulan gaar ah oo ay ku yeeshay magaaladda Abu Dhabi ee dalka Imaaraadka Carabta, waxaana isla gaareen heshiis hor dhac ah oo lagu joojinayo colaada ka aloosan magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug. Heshiiska ay wada gaareen Madaxweynayaasha Puntland iyo Gal-Mudug  ayaa waxaa goob joog ka ahaa Madaxweynayaasha Jubbaland, Koonfur Galbeed iyo Hir-Shabeelle. Halkaan ka eeg

Hoos ka eeg heshiika hordhac ah oo ay wada gaareen Madaxweynayaasha Puntland iyo Gal-Mudug


M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2016
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online