Musharax Cali Xaaji Warsame oo lagu soo dhaweeyey magaalada Kismaayo.[Masawiro/Video]

November 15, 2016 - Written by Editor

2Kismaayo:-Musharax Cali Xaaji Warsame ayaa shalay gaaray magaalladda Kismaayo ee xarunta Jubbaland, waxaana halkaasi ku soo dhaweeyey masuuliyin ka tirsan maamulka Jubbaland iyo weliba qaybaha kale duwan ee bulshada. Siyaasi Cali Xaaji Warsame ayaa waxaa uu ka mid yahay musharaxiinta ugu cad cad ee u taagan xilka Madaxweynanimada soomaaliya waxan uu horay u soo noqday Wasiirka Waxbarashada dowladda Puntland.

Musharax Cali Xaaji Warsame ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo ku soo dhaweeyey dadweyne fara badan waxaan uu Siyaasi cali booqasho tan oo kale ah uu ku tegay magaalooyinka Muqdsho iyo Beledweyne.

Daawo musharax Cali Xaaji Warsame oo lagu soo dhaweeyey magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka jubbada Hoose

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2016
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online