Nabadoon C/laahi Axmed Rooble (Safaari) oo lagu dilay magaalada Muqdisho

November 9, 2016 - Written by Editor

dilMuqdisho:-Wararka inaga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in galabta lagu dilay Nabadoon C/laahi Axmed Rooble (Safaari) waxaana lagu dilay nabadoonka Isgoyska Zoobe ee Magaalada Muqdisho .

Dilka Nabadoonka ayaa la sheegay in ay ka dambeeyeen kooxo ku hubeysan bastoolado kuwaas looga shakisan yahay in ay yihiin Al-Shabaab waxaa kale oo Nabadoonka lala dilay Oday la socday .

Kooxda dilka u geystay Nabadoon C/laahi Axmed Rooble (Safaari) alaha u naxariistee ayaa goobta ka baxsaday  dilka ka dib .

Ciidanka DFS ayaa soo gaaray Isgoyska Zoobe ee Magaalada Muqdisho waxaana ay howlgalo ka bilaabeen Isgoyska Zoobe .

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2016
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online