Nadwo Cilmiyeed lagu qabtay Magaalada Pretoria ee dalka Koofur Afrika (Masawiro)

November 17, 2016 - Written by Editor

img-20161115-wa0020Pretoria:-Nadwo cilmiyeed diini ah ayaa waxaa lagu qabtay Masjidka Ee Magaalada Pretoria gaar ahaan Markazka Imaam Bukhaari waxana Nadwada cinwaankeeda uu ahaa  (NOOLOOW NOLOL MIDDA UGU FIICAN) Masjidka Pretoria ayaa waxaa uuka mid yahay  Midowga Maraakizta ee Musasada Albayaan Islamic Ee Koofur Afrika.

Nadwadaa Oo ay ka Qayb Qaateen Culimo Kala Duwan oo ka kala yimid Magaalada Johannesburg Waxay Culimada diirada ku saareen muxaadarooyinkoodii mowduucyo kala duwan waxaana ugu Muhiimsanaa

1. Furayaasha Irzaaqada Iyo Sababaha Keena, Sh. Maxamed Xakaar.

2. Adaabta Lagula Macaamilo Dadka, Sh. Maxamuud Adar

3. Toosi Ruuxdaada Sh. Shariif Markaawi

4. Isku Kalsoonaanta Sheekh Yuusuf Maxamed Xuseen

5.Hanka Sareeyo Sh. Abuu Xamza

6. Naftaada Aqoonso, Sh. Cali Saciid

7. Sababaha Cirib Dambeedka Xun Keena, Sh. Maxamed Faalij

8. Tarbiyada Awlaada, Sh. Qaasim Cabdi Hayaan

Waxaa Muxaadaraadka qaar si gaara loogu jeediyey Dumarka, Ayadoo Muxaadaraadka Badankoodana Rag Iyo Dumarba Wada Qaadanaayeen, Dadwaynaha Reer Pretoria Ayaa Aad U Soo Camiray Maalmihii Ay Socotay Nadwada

HALGAN.NET
JOHANNESBURG
SOUTH AFRICA

Leave a comment

*

Archives
November 2016
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online