Nadwo looga hadlayey khatarta shiicada oo xalay lagu qabtay Masaajidka hidaaya. [Daawo]

November 7, 2016 - Written by Editor

shicoNadwo looga hadlayey khatarta shiicada ayaa waxaa xalay lagu qabtay masaajidka hidaaya ee magaalada Nairobi.
Nadwadan oo ay soo qaban-qaabisay hay’adda ixsaan ee dacwada iyo horumarinta bulshada ayaa waxaa wadaagayey culimada kala ah:-

1-Sh. Maxamed Cabdi Umal.

2-Sh. Maxamed Cumar Dirir.

3-Dr. Aadan Sh. Cali Saalax.

Nadwadan ayaa waxaa ka faa’iideystay kumayaal qof oo qaarkood ay qalabka war-baahinta kala socdeen, waxaana culimadu mowduuca u kala dhigdhigeen si qurux badan oo dadku ay jecleysteen.

Hoos Ka Daawo Nadwo looga hadlayey khatarta shiicada oo xalay lagu qabtay masaajidka hidaaya. [Daawo]

Halgan.net
Nairobi

Leave a comment

*

Archives
November 2016
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online