Puntland oo Wax Kama Jiraan Ku Tilmaantay Qoraal Ka soo Baxay Xafiiska Guddoonka Baarlamaanka

November 14, 2016 - Written by Editor

JawaariGaroowe:-Maamulka Puntland ayaa waxaa uu ka horyimid war qoraala oo ka soo baxay xafiiska gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Maxamed Cismaan Jawaari. Puntland ayaa  iyadoo tixraacaysa go’aamadii ka baxay Madasha Qaran ee 22-25, Jun, 2016 iyo qaabkii loo qeybiyey  xubnaha aqalka sare ee Gobolada Waqooyiga ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamtay qoraalka uu soo saaray Guddoomiyihii hore Baarlamaanka DFS waxaana uu warmurtiyeedka  u qornaa sidan.

Hoos ka Akhriso Warsaxaafadeed ay  Puntland ka soo saartay Qoraal Kasoo Baxay Xafiiska Guddoonka Baarlamaanka DFS

M_M Deeq
Halgan.net

 

Leave a comment

*

Archives
November 2016
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online