Sh C/Naasir X Axmed oo ugu baaqay umada Soomaaliyeed joojinta dagaalada Gaalkacyo (Daawo)

November 1, 2016 - Written by Editor

C.NAASIRLaascaanood:-Sheekh C/naasir Xaji Ahmed (Abu Maxamed )ayaa baaq u diray Maamulada Galmudug iyo Puntland wuxuuna ugu baaqay in ay alle ka baqaan oo ay joojiyaan dagaalada iyo colaad ka jirta magaalada Gaalkacyo.

Sheekh C/naasir Xaji Axmed ayaa sidoo kale waxaa uu ugu baaqay dadka alle dhaqaalaha siiyey in ay u gurmadaan shacabka ay hayaan abaaraha kulul ee ka jira Soomaaliya gaar ahaan gobalka Sool waxaana uu ugu baaqay umada Soomaaliyeed in alle ka baqaan oo ay u toobad keenaan .

Hoos ka Daawo Baaqa Sh C/nasir Xaji Ahmed ee ku aadan dagaalada Gaalkacyo  iyo Abaaraha Kulul oo ka jira Sool.

Halgan.net
Laascaanood
En Mawliid Ismail Haradigeed

Leave a comment

*

Archives
November 2016
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online