RW DFS Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake oo gaaray magaalada Garoowe
(December 10, 2016)
Ra’iisulwasaaraha DFS Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa galabta gaaray magaalada Garoowe ee dowlada Puntland waxaana halkaas ku soo dhaweeyey masuuliin ka tirsan Puntland. Cumar Cabdirashiid
Madaxweynaha Puntland oo dib ugu soo laabatay magaalada Garoowe
(December 10, 2016)
Madaxweyanaha Dawladda Puntland  Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti uu hogaaminayo oo safaro shaqo ugu maqnaa dalka debediisa  ayaa maanta 20 December 2016 dalka dib ugu soo laabtay kana soo