Qarax Xooggan oo ka dhacay agagaarka Makhaayadda The Villege ee Muqdisho
(December 15, 2016)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in  goor dhow qarax xoogan uu ka dhacay agagaarka Makhaayadda The Villege  waxaana qaraxa loo adeegsaday gaari laga soo buuxiy
Mutamar Islaami ah oo lagu qaban doono magaalada Mombaza ee dalka Kenya
(December 15, 2016)
Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Mombaza in lagu qaban doono magaalada Mutamar Islaami ah kaas oo ay ka soo qeyb gali doonaan culumo caan ka ah geeska afrika
Taliye ku-xigeenka 3-aad ee Booliska Puntland oo lagu dhaawacay magaalada Boosaaso
(December 15, 2016)
Boosaaso;.Waxaa goor dhawayd koox  hubaysani oo aan heybtooda la aqoon ay ku dhaawaceen Magaalada Bosaaso taliye ku-xigeenka 3-aad ee Booliska Puntland Gaashanle dhexe Jaamac Saxardiid Cabdi Dhaaw