Safiirkii Ruushka u fadhiyay dalka Turkiga Mr Andrei Karlov oo la Khaarajiyey (Daawo)
(December 19, 2016)
Safiirkii Ruushka u fadhiyay dalka Turkiga Mr Andrei Karlov ayaa lagu dilay magaalada Ankara ee Caasimada Turkiga waxaana toogtay askari ka tirsan ciidanka dalka Turkiya oo fasax ku jiray. Safiirka R
Sheekh Shariif Cabdi Nuur Ma dhiman waan Nabad qabaa Been fakatay meel ma gaarto
(December 19, 2016)
Mecca:-Waxaa Saacadahii la soo dhaafay aad loogu faafiyey baraha lagu wada xiriiro ee internetka in uu geeriyooday  Sheekh Al-Calaamah Shariif Cabdi Nuur Xafidahulaah  warkaas oo aan sal iyo raad to
Madaxweynaha Puntland oo Muqdisho kula kulmay ku Simaha Danjiraha Imaaraadka (Masawiro)
(December 19, 2016)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo hawlo shaqo u jooga Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa maanta 19 December 2016 kulan kula qaatay Magaalada Muqdisho  ku