Hay’adda culimada Soomaaliyeed oo digniin ka bixisay tartan Kubbada Kolleyga oo dumarka loogu qabanayo Garowe[Dhagayso]
(December 21, 2016)
Muqdisho:-Guddoomiyaha Hay’adda Culimada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo ka digay wax loogu yeeray tartanta Kubbada Kolleyga oo Gabdhaha Soomaaliyeed loogu qabanayo kana furmaya magaalad
11 Qodob oo ka soo baxay shirkii wada xaajoodka ee Addis Abba uga socday Khaatumo iyo S/land.
(December 21, 2016)
[nggallery id=1942] M_M_Deeq Halgan.net
Weerarka Berlin oo loo raadinayo Nin reer Tunis ah oo lagu magacaabo Anis
(December 21, 2016)
Boliiska Jarmalka ayaa raadinaya nin reer Tunisia ah oo lagu magacaabay Anis oo lagu tuhunsan yahay weerarkii Berlin, sida ay sheegtay warbaahinta. Sida ay sheegtay warqad aqoonsi oo waddanka lagu joo
Madaxweynaha Puntland oo Ka Qayb galay baaq ay ka soo saareen Madasha Qaranku Abaaraha ka Jira Soomaaliya.
(December 21, 2016)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo hawlo shaqo u jooga caasimada Soomaaliya ayaa shalay gelinkii danbe 20 December 2016 ka qayb galay baaq ay ka jeediyeen madasha wada t
Tacsi:-Kiin Cali Yaasiin C. Keenadiid oo ku geeriyootay magaalada Muqdisho.
(December 21, 2016)
Innaa Lillaahi wa innaa Ileyhi Raajicuun.Haddaan  nahay Qoyska Reer Keenadiid ,waxaanu si murugo iyo tiiraanyo leh uga tacsiyeynaynaa geerida naxdin leh oo ku timid Kiin Cali Yaasiin  C. Keenadiid o