Madaxweynaha Puntland oo Muqdisho Casho sharaf ugu Sameeyey Xildhibanada Labada Aqal ee Puntland
(December 23, 2016)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo hawlo shaqo u jooga magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa caawa 22 December 2016 kulan caasho sharaf ah ugu sameeyey magaala