Gawaari xamuul ah oo ku xaniban waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug
(December 24, 2016)
Gaalkacyo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa sheegaya in ku dhawaad 100 gaari ay ku xaniban yihiin waqooyiga magaalada Gaalkacyo . Gawaarida Xamuulka ah aya