
(December 25, 2016)
Garoowe:-Kulan ay iskugu yimaadeen Haweenka Dacwada ee Goblka Nugaal ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay Gabdhaha xijaabka loogu bedalay Surweelka iyo sidoo kale Dilalka qorashaysan ee ka dhacay magaal

(December 25, 2016)
Kismaayo:-Maamul gobaleedka J/land ayaa waxaa ay ku soo bandhigeen magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose rag ka tirsan kooxda Al-Shabaab waxaana ay ragaas ka warbixiyeen sababaha ay uga soo

(December 25, 2016)
Muqdisho:-Madasha Hoggaanka Qaran (MHQ) ayaa kulan ku yeelatay magaalada Muqdisho 15 – 24 Disembar 2016-ka. Kulanka waxaa shir- guddoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Muda

(December 25, 2016)
Boosaaso:-Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ayaa sheegaya in xeer ilaaliyihii maxkamada ciidamada qalabka sida ee Puntland Cabdikariim Xassan Firdhiye lagu dilay magaalada

(December 25, 2016)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dawladda Puntand Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo weftigii uu hogaaminayey ee magaalada muqdisho uga qayb gelayey shirka madasha wadatashiga qaran 24 -25 December 2016 ayaa
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|