Ciidamada Amaanka ee magaalada Boosaaso Oo wada Howlgalo lagu sugayo Amniga

December 17, 2016 - Written by Editor

askarboosaasoBoosaaso:-Ciidanka Amanka ee magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari  ayaa howlgallo xoogan ka sameeyey magaalada Boosaaso ka dib markii la dilay taliyaha ku xigeenka 3aad ee booliska Puntland G/dhexe Jamac Saxardiid.

Gudoomiyaha Gobalka Bari Yuusuf Maxamed Wacays Dhado ayaa warbaahinta u sheegay in howlgalada laga sameeyey magaalada Boosaaso ayaa sheegay in 120 dhalinyaro ay ku qabteen howlgalada oo ay baaritaano ku wadaan.

Gudomiyaha gobalka Bari Yuusuf Maxamed Wacays Dhado  ayaa maanta ka qeyb galay kalfadhiga Xildhibaanada golaha deeganaka Boosaso wuxuuna ka codsaday in xildhibaanada ay waajibkooda gutaan lana shaqeeyaan ha,yadaha amaanka magaalada Boosaaso.

Hawlagalada lagu Xaqiijinayo Amaanka magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ayaa lagu wadaa in ay sii socdaan maalmaha soo socdo.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2016
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online