Ciidamada Puntland oo ku Dhowaaday degmada Qandala ee Gobolka Bari.[Dhagayso]

December 2, 2016 - Written by Editor

timthumb-4Qandala:-Wararka ka imanaya Gobolka Bari ee Mamaul Goboleedka Puntland ayaa sheegaya in ciidamada maamulku ay kusii dhowaanayaan magaalada Qandala oo dabayaaqadii bishii October ay qabsadeen maleeshiyada ururka Daacish taabacsan.Ciidamadan ayaa la sheegay haatan inay gaadheen meel ay ka weerari karaan maleeshiyada mintidka ah ee halkaas haysta. Nuur Xasan Bukhaari ayaa arrimahan ka waraystay Yoonis Cabdiraxmaan oo ka mid ah dadka deegaanka.

Hoos ka Dhagayso oday laga waraystay ciidamo Puntland ah oo ku dhawaaday duleedka Qandala

[audio: http://av.voanews.com/clips/VSO/2016/12/02/6eac3fec-4279-4ea9-aa18-3ab7861c5599.mp3]

Halkaan ka Dhagayso MP3

Source VOA

Leave a comment

*

Archives
December 2016
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online