Ha,yada Culumada Soomaaliyeed oo bayaan ka soo saartay dilkii Sh Saciid Qalinle (Akhriso)

December 5, 2016 - Written by Editor

tacsi-qalinleMuqdisho:- Hay,ada culumada Soomaaliyeed ayaa maanta bayaan qoraal ah ka soo saartay dilkii naxdinta lahaa ee shalay magaalada Muqdisho loogu geystay Sh. Siciid Cali Cismaan (Saciid Qalinle) alaha u naxariistee .Ha,yada Culumada Soomaaliyeed ayaa ku tilmaamatay dilka Sheekh Saciid Qalinle in uu qeyb ka yahay gumaadka umada Soomaaliyeed lagu hayo haldoorkooda waxaana ay DFS iyo waxgaradka Umada ugu baaqday in wax laga qabto lana soo afjaro Gumaadka umada Soomaaliyeed lagu hayo.

Dhanka kale Hay,da Culumada Soomaaliyeed ayaa ku xustay bayaankeeda Xasuuqii waxashnimada ahaa ee kooxda caadeysatay dhiiga Muslinka ee Al-Shabaab ay ka geysteen Hotel Shaamow.

Hoos ka Daawo Bayaanka Ha,yada Culumada Soomaaliyeed ka soo saartay alaha u naxariistee dilkii Sh. Siciid Cali Cismaan (Saciid

Qalinle) .

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2016
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online