Khudbadii Jimcaha Ee Masjidka Al-Furqaan ee Mombaza Sheekh C/qaadir Al-Ahdal (Daawo)

December 31, 2016 - Written by Editor

ahdalMombaza:-Waxaa idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Furqaan ee magaalada Mombaza i waxaana Khudbada jeediyey Sheekh C/qaadir Al-Ahdal Xafidahulaah waxaana cinwaanka Khudbada uu ahaa صرخة نملة

Sheekh C/qaadir Al-Ahdal ayaa waxaa uu si dheer ula dardaarmay dadweynihii ka soo camiray Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Furqaan waxaana uu aad uga digay Sheekh Dulmiga iyo Asbaabihiisa waxaana uu xusay in walaalaha islaamka laga rabo in ay sku naxaan oo ay is kaalmeystaan sida quraanjada ay ugu digtay walaalaheeda in ciidamada suleymaan burburiyaan oo ay ugu turtay.

Hoos ka Daawo Khudbadii Jimacaha Masjidka Al-Furqaan ee Mombaza afka Carabiga

Hoos ka Daawo Khudbadii Jimacaha Masjidka Al-Furqaan ee Mombaza afka Soomaaliya.

Masjidka Al-Furqaan
Mombaza
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2016
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online