Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Cali Bare Sheekh Maxamuud Xaliike (Daawo)

December 31, 2016 - Written by Editor

xaliikaLaascaanood:-Waxaa idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Cali Bare ee magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Bari waxaana jeediyey Sheekh Maxamuud Xaliike waxaana uu ka hadlay xaalada adag ee dalka ku jiro iyo sida dadka ay u fududeyteen xumaanta xili lagu jiro abaaro iyo colaad.

Sheekh Maxamuud Xaliike ayaa waxaa uu dadweynaha kula dardaarmay umada ilaalinta adaabta Islaamka iyo in laga hortago munkarka iyo fasaadka.

Hoos Ka Daawo Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Cali Bare Sheekh Maxamuud Xaliike .

Halgan.net
Laascaanood

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

256,860 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>