Nadawdii ka socotay Masjidka Al-Huda oo gashay Habeenkii Labaad (Daawo)

December 30, 2016 - Written by Editor

qoraneGaroowe:-Nadwo cilmiyeed lagu qabatay Masjidka weyn Ee Al-Huda ayaa gashay habeenkii labaad waxaa kasoo qayb galay Culimo udiin misaan weyn ku leh guud ahaan dalka Soomaaliya iyo deegaanada Puntland.

Waxaana muxaadaradii koowaad xalay ka jeediyey Masjidka Al-Huda magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland Sheekh Suladaan Cabdi Qani Qorane waxaana uu Sheekhu Cinwaan uga dhigay muxaadaradiisa Khatarta in la Fududaysto Waxyaalaha Xaaraanta Ah.

Hoos ka daawo Muxaadarada in la Fududaysto Waxyaalaha Xaaraanta Ah Sheekh Cabdi Qani Qorane .

Musasat Al-Minhaaj Faraca Garoowe
Nuur Jaamac
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

267,797 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>