Nin wata Gaari Xamuul ah oo dad badan ku jiiray magaalada Berlin ee dalka Jarmalka.(Masawiro)

December 20, 2016 - Written by Editor

arabstoday%d8%a7-%d9%81%d9%8a-%d8%a8%d8%b1%d9%84%d9%8a%d9%86Ugu yaraan 9 qof ayaa ku dhintay, 50 kalena waa ay ku dhaawacmeen, ka dib markii gaari xamuul ah lagu jiirsiiyay dadweyne ka dukaameysanayey Suuq laga soo raqiisiyo alaabaha kala duwan oo loogu talo galay ciida gaalada Chrismaska kaas ku yaal magaalada Berlin ee dalka Jarmalka.

Sarkaal u hadlay ciidanka Booliska magaalada Berlin ayaa sheegay in wada gaariga Xamuulka ah uu si ula kac ah u jiirsiiyey dadweynaha .

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2016
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online