RW DFS Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake oo gaaray magaalada Garoowe

December 10, 2016 - Written by Editor

ina-1Ra’iisulwasaaraha DFS Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa galabta gaaray magaalada Garoowe ee dowlada Puntland waxaana halkaas ku soo dhaweeyey masuuliin ka tirsan Puntland.

Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake  Ra’iisulwasaaraha DFS ayaa waxaa uu ka warbixiyey ujeedada socdaalkiisa uu ku yimid magaalada Garoowe wuxuuna sheegay in socdaalkiisa uu yahay in uu u kuurgalo xaalada abaaraha ka jira Puntland iyo wakhtiga doorashooyinka Soomaaliya gaar ahaan Puntland.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2016
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online