Sheekh Axmed Yuusuf Daad iyo culumo la socda iyo biyo dhaamis ka wada Sanaag.[Masawiro]

December 1, 2016 - Written by Editor

15240281_1154044104677497_790582142_nCulumada iyo Ganacsatada Puntland ayaa u istaag gurmada Abaaraha daran ee ku dhuftay deegaano ka tirsan Puntland gaar ahaan deegaanada Sool,Sanaag iyo Bari waxaan gurmadka hurmuud u ah culumada Puntland iyo Musaasada Al-Minhaaj.

Sheekh Axmed Yuusuf Daad iyo wafdi uu horkacyo ayaa gaaray deegaano ka tirsan gobalka Sanaag halkaas oo ay ka wadaan biyo dhaamis alaha barakeeyo culumadeena iyo dhamaan ganacsatada dalka iyo dibada jooga ee ka qeyb qaatay gurmadka abaaraha dalka .


M_M Deeq

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2016
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online