Taliyaha la dagaalanka argagixisada Puntland Gen.Muxiyadiin oo fariin adag u diray Garsoorka Puntland.[Dhagayso]

December 2, 2016 - Written by Editor

img_2979-638x358Garoowe:-Taliyaha Ciidanka la dagaalanka Argagixisada Gen.Muxiyadiin Axmed Muuse, oo waraysi ayaa eed u soo jeediyey garsoorka dowladda Puntland isagoo ku eedeeyey in ay xukun fudud ku xukumaan dadka maandooriyaasha lagu qabto oo fasaadinaya shacabka ku dhaqan deegaanaad Puntland.

Taliyaha Ciidanka la dagaalanka Argagixisada dowladda Puntland Gen.Muxiyadiin Axmed Muuse ayaa sheegay in ay la dagaalami doonaa kuwa ka shaqeeya maandooriyasha iyo gacanta siiya kooxaha Al-shabaab ee amaanka Puntland wax u dhimaya.

Hoos ka Dhagayso shirka jaraa’id ee Taliyaha Ciidanka la dagaalanka Argagixisada Gen.Muxiyadiin Axmed Muuse.

[audio:https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2016/12/Taliye-Muxiidiin.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

 M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2016
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online