Taliye ku xigeenkii 3aad ee ciidamada Booliska Puntland oo ku geeriyooday Boosaaso

December 16, 2016 - Written by Editor

taliye-saxardiidBoosaaso:-Taliye ku xigeenkii 3aad ee ciidamada Booliska Puntland G/dhexe Jaamac Saxardiid ayaa saaka ku geeriyooday magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari waxaana uu taliyuhu u geeriyooday dhaawac ay shalay u geysteen rag ka tirsan Al-Shabaab.

G/dhexe Jaamac Saxardiid Taliye ku xigeenkii 3aad ee ciidamada Booliska Puntland ayaa waxaa lagu dhex dilay Hotel Madiina oo ay leeyihiin rag ay isku heyb yihiin mana wadan taliyaha wax ilaalo ah .

Taliyaha ciidamada Puntland Jen.C/qaadir Shire Faarax Ereg oo la hadlay warbaahinta ayaa tacsi u diray eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday G/dhexe Saxardiid wuxuuna sheegay in raga dilka geystay la aqoonsaday laguna raad joogo.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2016
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online