Madaxweynaha Galmudug oo Warsaxaafadeed ku hakiyey shaqada Hay’adaha Galmudug
(January 7, 2017)
Muqdisho:-Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa waxaa uu si rasmi ah u joojiyey shaqdii xafiisyada kala duwan ee Galmudug. Madaxweynaha Galmudug Cabdikariin Xuseen