Ciidanka Booliska Boosaaso oo caawa qabtay nin dil ka geysta Boosaaso.[Dhagayso]
(January 11, 2017)
Boosaaso:-Ciidanka Booliska ee magaalada Boosaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa caawa ku guulaystay in ay gacanta ku dhigaan nin dhalinyaro ah oo toogasho ku dilay nin dhalin yaro ah halka nin kalena oo
Madaxweynaha Puntland Dr.Gaas oo Khudbadii waxqabadka dowladiisa u jeediyey shacabka Puntland.[Daawo Video]
(January 11, 2017)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa ka jeediyey xarunta madaxtooyada Puntland ee Boosaaso Khubadii sanad laha ahaa ee uu uga hadlayey waxqabadkii dowladdiis
Dood ku saabsan Xuquuqda Aadanaha Puntland oo lagu qabtay Garoowe (Daawo)
(January 11, 2017)
Garoowe:-Doodaan oo ku saab sanayd xaaladda Xuquuqda Aadanaha Puntland ayaa Xalay lagu qabtay JBA-Garowe waxayna dooddu dhex maraysay Ardada kulliyadaha Hormarinta Bulshada (Community Development), iy
Shaqooyin Muhiim Ah Oo Ka Banaan Shirkada Weyn Ee Golis
(January 11, 2017)
Boosaaso:-Dhammaan ciddii danaynaysa inay u tartanto booska kor ku xusan waxaa laga doonayaa inay keento Taariikh-nololeedka (CV) oo faahfaahsan isla markaana dhawaantan la qoray. Waxaa lagu soo hagaa
Prof Maxamed Sh Cismaan Jawaari oo ku guuleystay gudoomiyaha Baarlamaanka
(January 11, 2017)
Muqdisho:-Prof Maxamed Sh Cismaan Jawaari ayaa ku guuleystey guddoomiyaha baarlamaanka Waxaana uu helay 140 cod.waxaa xusid mudan in buuq iyo sawaxan ay sameeyeen wareegii 1aad baarlamaanka gudahiisa
Daawo Live Doorashada Guddooomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya
(January 11, 2017)
Magaalada Muqdisho ayaa saaka waxaa laga dareemayaa loolan adag oo loo galayo xilka Afhayeenka Baarlamaanka Soomaaliya waxaana diyaargarow uu ka socdaa xarunta Golaha shacabka oo maanta lagu wado in a