Ciidanka Booliska Boosaaso oo qabtay dad lagu tuhusan yahay in dilal ka geysteen magaalada Boosaaso

January 17, 2017 - Written by Editor

Boosaaso:-Ciidanka Booliska Boosaso ayaa waxaa ay  howl galo ka sameyeen saaka xaafaddaha magaalada waxaan ay gacanta ku dhigeen shaqysiyaad lagu tuhunsan yahay in ay dil u geysteen shalay galab labo askari oo ka tirsanaa ciidanka Booliska  Boosaaso. Howl galka ay ciidanka Booliska ee Boosaaso ay ka sameeyeen xaafaddaha magaalada ayaa waxaa lagu bartilmaamsanayey goob iyo guryo la tuhunsan yahay waxaan laga soo xiray dhalinyaro la tuhusan yahay in ay qab ka yihiin dilal dhowr ah oo ka dhacay magaalada Bosaaso.

Magaalada Boosaas ee xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa bilihii danbe ka dhacay dilal qorsahaysan oo abaabulan ayna fuliyeen xubno ka tirsan amniyaadka ururka Al-shabaab ayna ku khaarajiyen masuuliyiin ka tirsan Puntland ka dib dagaalo iyo iska horimaadyo hubaysan oo ku dhex maray ciidamada Puntland ururka Al-shabaab Buuraha Calmadow.

Ilaa hadda ma jiro wax war ah oo ka soo baxay maamulka Gobolka Bari ,Saraakiisha Laamaha amniga oo ay ku soo bandhigeen shaqsiyaadka lagu eedeynayo in ay fuliyeen dilalka ka dhacay Boosaso.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2017
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online