Dowro Sharci ah oo lagu soo Afmeray magaalada Stockholm caasimada dalka Sweden (Masawiro)

January 4, 2017 - Written by Editor

Stockholm:-Waxaa lagu soo afmeeray magaalada Stockholm caasimada dalka Sweden dowro sharci ah waxaana kulankaas soo qabanqaabiyey Masjidka Al Nuur ee magaalada Stockholm iyo Masjidka Al-Raxma ee magaalada Västerås oo xubno ka ah Musasada European Association Muslim (EMA) oo ah Musaso dacwi ah oo ay ku mideysan yihiin wadamada  Sweden ,Denmark.Norway, iyo Finland. .

Dowrada Diiniga ah ayaa waxaa lagu akhriyey Duruus iyo kutub kala duwan waxaana ka mid ah kutubta lagu qaatay
1- العقيدة الواسطية
2- منظومة القواعد الفقهية للسعدي
3-منظومة البيقونية
4-أصول المعاملات
5-مبادئ النحو والصرف

Dowradan ayaa waxaa ka soo qeyb galay culumada kala ah

1-Sheekh Dr Maxamuud Hoori
2.Sheekh Maxamed Shaafici
3-Sh Claahi Asad
4-Sheekh Dr Haaruun Xusen

European Association Muslim (EMA)
Sweden
Stockholm

Leave a comment

*

Archives
January 2017
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online