Faarax Sheikh Cabdulqaadir, Cabdiweli Mudey iyo Khadiijo Diiriye oo u gudbay wareegii 2aad

January 12, 2017 - Written by Editor

Gudoonka baarlamaanka DFS ayaa ku dhawaaqay in Wareegii koowaad ee doorashada gudoomiye koowaad ee barlamaanka Soomaaliya ay u soo gudbeen xildhibaanada kala ah.

Xildhibaan Faarax Sheikh Cabdulqaadir, Cabdiweli Mudey iyo Khadiijo Diiriye waxaana haatan la soo afmeeray Wareegii koowaad waxaana loo gudbay wareegii Labaad.
Xildhibaan Cabdiweli Ibrahim Muudey oo helay, 111, halka Faarax Cabdulqaadir oo helay 95 Khadiijo Maxamed Diiriye waxay heshay 26 cod.

Wareega koowaad ee doorashada waxaa ku haray murashixiin kala ah.
1-Jeylaani Nuur Iikar
2-Khaalid Macow C/qaadir
3-Khadiija Maxamed Diiriye..

Hoos Ka Daawo Doorashii oo Live u tabinayo Tv Caalamiga ee SBC

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2017
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online