Gudoomiye Baarlamaanka DFS oo magacaabay Guddiga ilaalinta doorashada Madaxweynaha

January 30, 2017 - Written by Editor

Muqdisho:-Gudoomiyaha Golaha Baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cismaan Jawaari ayaa waxaa uu soo magacaabay Guddiga ilaalinta Anshaxa iyo Asluub wanaagga ee Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo dhawaan ka dhici doonta magaalada Muqdisho.

Gudoomiyaha Golaha Baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gudigaan magacaabay iyadoo u jeedka lagu sheegay in si habsami uu ula socdo qaabka ugu sahlan ee lagu hirgelinayo geedi socodka doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyada Federalka Soomaaliyeed.

Hoos ka Daawo gudiga uu magacaabay Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya


A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2017
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online