Hay’ada Haro oo Biyo Dhaamis ka sameysay Deegaano ka tirsan Sanaag (Masawiro)

January 4, 2017 - Written by Editor

3Hay’ada Haro oo Biyo Dhaamis ka sameysay Deegaano ka tirsan Sanaag biyo dhaamiskan  ayaa imaanaysa xili dadka iyo duunyada ku nool deegaano ka tirsan sanaan laga soo sheegayo  oon iyo gaajo Hay’ada Haro Ayaa ku guulay satay in ay gaar siiso Biyo Tuulooyinka kala ah.
(1) baragaha qol
(2) Canaani
(3) Warabaley
(4) Gorgor
(5) Fuul
(6) Xinhiglaale
(7) Tuur
(8) Damal Goray Iyo Dooxada Qol
Mas’uulka u qaabilsan Hay’ada Haro Puntland Sh Yaasiin C/laahi ayaa sidoo kale baaq u diray dhamaan Bulshada Somalida waxaana uu ka codsaday in ay ku daydaan Hay’ada Haro iyo kuwa la midka ah   ee garab tagan bulshadooda islamarkaana ku caawiyaan waxay helikaraan.

Nuur Jaamac Aadan
Garowe

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

232,074 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>