Khatarta Kooxda Caqliga ka hormarisa Diinta Islaamka “Caqlaaniyiin “Sh Maxamuud Shible (Daawo)

January 31, 2017 - Written by Editor

Mombaza:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaro muhiim ah oo ka hadleysa kooxda Caqlga ka hormarisa diinta kuwaas oo loo yaqaan (Caqlaaniyiin)waxaana muxaadarada jeedinaya Sheekh Maxamuud Shible Xafidahulaah.

Sheekh Maxamuud Shible waxaa uu ka mid yahay culumada Soomaaliyeed sida gaarka ah ugu xeeldheer kooxaha lunsan ee garab maray dariiqa toosan ee Ahlu suna Waljamaaca.

Sheekh Maxamuud Shible Xafidahulaah ayaa waxaa uu muxaadaradan ka jeediyey Masjidka Al-Furqaan ee magaalada Mombaza ee dalka Kenya.

Hoos ka Daawo Khatarta kooxda Caqlaaniyiinta Sheekh Maxamuud Shible Xafidahulaah.


Hoos ka Dhageyso Khatarta kooxda Caqlaaniyiinta Sheekh Maxamuud Shible Xafidahulaah.

 

Halgan.net
Mombaza
Kenya

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

256,854 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>