Laascaanood oo laga furay Markaz lagu baran doono Qiraa’aatka Qur’aanka [Masawiro/Video]

January 28, 2017 - Written by Editor

Laascaanood:-Magaalada Laascanaood ee xarunta gobolka Sool ayaa waxa laga furay xarun lagu baran doono hababka kal duwan ee lagu barto akhrinta Qur’aanka Kariim . Munaasibad ay ka soo qayb galeen culimada iyo qaar ka mid ah aqoonyahanada ayaa waxaa lagu soo bandhigay Siyaabaha kala duwan ee xaruntani uga faa’idaysan doonaan ardayda wax ka baran doonta xarunta .

Abshir Cabdi Faarax Cawad oo ah maamulaha xaruntan ayaa sheegay inay ku faraxsan yihiin ka furan magaalada Laascaanood , waxaana uu sheegay inay fursad u siin doonaan ardayda xifdisan qur’aanka kariim ka ah .

Hoos ka Daawo Markazka Ibnu Jazariah ee Barashada Qiraa’aadka Quraanka oo laascaanood laga fury

Xafiiska wararka ee Laascaanood
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2017
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online