Madaxweynaha Puntland oo socdaal ku tegaya saaka degmada Qandala ee Gobolka Bari

January 9, 2017 - Written by Editor

Boosaaso:-Madaxweynaha Puntland iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta oo isniin la filayaa in ay safar shaqo ku gaari doonaa magaalada Taariikhiga ah ee Qandala ee Gobolka Bari, oo dib ugu soo noqotay gacan ku haynta ciidamada Puntland. Wafdiga Madaxweynaha Puntland ayaa waxaa ku wehliya Socdaalkiisa, masuuliyiin ka tirsan Gobolka Bari, iyo Wasiiro ka tirsan Xukuumadiisa, iyo weliba Saraakiil ciidan, Wafdiga Madaxweynaha ayaa wxaa ay kulamo la qaadan doonaan saraakiisha Ciidanka Puntland ee ku sugan Qandala iyo waxgaradka , ganacsatada iyo bulshada qaybaheeda kala duwan.

Ciidamada dowladda Puntland  ayaa 26 October 2016 waxaa ay kala wareegeen gacan ku hayta degmada Qandala koox sheegtay in ay tahay ISS oo mud dhan 40 cisho ku sugnaa Qandala iyadoo dadkii ku noolaana ay ka barakaceen laguna soo dhaweeyey deegaano ku dhow dhow degmada Qandala.

Wixii ka soo kordha safarka Madaxweynaha Puntland kala soco Halgan.net

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2017
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online