Masuulidda Madax Dhaqameedka Sheekh C/naasir Xaji Axmed (Daawo)

January 15, 2017 - Written by Editor

Waxaan idiin soo gudbineynaa wacdi aad u qiimo badan oo uu jeedinayo Sheekh C/naasir Xaji Axmed waxaana uu sheekhu wacdigiisa uga hadlay Masuulidda Madax Dhaqameedka taas oo aad loogu baahnaa ka dib markii ay bateen Madaxdhaqmeedyo faalis ah iyo kuwa laaluush qaata.

Sheekh C/naasir Xaji Ahmed oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed ayaa waxaa uu ka bilaabay magaalada Laascaanood barnaamij qiimo badan oo lagu magac daray لِّيَتَفَقَّهُوا فِي الدِّينِ waxaana uu xalaqadaan uga hadlay Masuulidda Madax Dhaqameedka

Qeybtii 3aad Masuulidda Madax Dhaqameedka Sheekh C/naasir Xaji Axmed (Daawo)

Qeybtii Labaad Masuuliyada Dadka Sheekh C/naasir Xaji Axmed (Daawo)

Qeybtii koowaad لِّيَتَفَقَّهُوا فِي الدِّينِ Sheekh C/naasir Xaji Axmed (Daawo)

Halgan.net
Laascaanood

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

256,854 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>