Maxkamadda sare ee UK oo amartay in baarlamaanku u codeeyo ka bixidda M/Yurub

January 24, 2017 - Written by Editor

London:-Maxkamadda sare ee Britain ayaa go’aamisay in ay waajib tahay in baarlamaanka uu u codeeyo in la billaabi karo qorshaha ay Britain kaga baxayso Midawga Yurub. Go’aankan wuxuu ka dhigan yahay in Theresa May aysan wadahadal la yeelan karin Midawga Yurub ilaa iyo inta ay taageero ka helayso xildhibaanada, inkastoo ay u badan tahay in arrintaasi ay dhacdo wakhtiga kama dambaysta ah oo ku beegan 31 bisha saddexaad. Maxkamaddu waxaa kale oo ay amartay in aan codayn looga baahnayn baarlamaannada Scotland, Welsh iyo Northern Ireland.

Dadka arrintan u ol’olaynayay waxay ku doodayaan in ay dimuqraadiyadda ka soo horjeeday in baarlamaanka UK loo diido in uu codeeyo.

BBC

Leave a comment

*

Archives
January 2017
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online