Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Hotel Dayax oo ku yaalla magaalada Muqdisho

January 25, 2017 - Written by Editor

Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox ka tirsan Al-Shabaab ee dhaqanka ka dhigtay daadinta dhiiga shacabka Muslinka ah ee Soomaaliyeed ay gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa ay ku weerareen Hotel Dayax.

Hotel Dayax ayaa waxaa uu ku yaal aaga Hotel Wehliya dhinaca xiga Isgoyska Sayidka waxaana qaraxa ka dib la maqlayaa Rasaas dhacaysa oo ay is weydaarsanayaan ciidanka Ilaalada Hotelka iyo Al-Shabaab. ilaa iyo Hadda lama garan karo khasaaraha ka dhashay Qaraxa is miidaaminta ah ee lagu weeraray Hotel Dayax Musharaxiin tiro badan iyo Siyaasiyiin ayaa ku sugan magaalada Muqdisho .

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2017
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online