Tacsi:-Siciid Nuur Osman Keenadiid oo ku geeriyooday magaalada Gaalkacyo

January 18, 2017 - Written by Editor

Innaa Lillaahi wa innaa Ileyhi Raajicuun.Haddaan nahay Qoyska Reer Keenadiid ,waxaanu si murugo iyo tiiraanyo leh uga tacsiyeynaynaa geerida naxdin leh ee ku timid Walaal Sicid Nuur Osman Keenadiid oo ku geeriyootay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug. Geeridu waa xaq, ruuxna dhaafi maayo waqtigii Eebbe u qoray .Waxaan Allaah na abuurtay ka baryeynaa inuu Jannatul firdowsa ka waraabiyo, INNAGANA uu samir iyo iimaan naga siiyo. Aamiin yaa Rabbi.

Maamulka Halgan.net iyo dhamaan howlwadeenada ayaa tacsi gaar ah u diraya Ehelada Xaaskii ,Ilmo Siciid Nuur ,qoyska reer Nuur Osman Keenadiid iyo Dhamaan Reer Keenadiid waxaan alle uga baryeynaa in uu janatul firdow ka waraabiyo Aaamiin. (إن لله ما أخذ ، وله ما أعطى ، وكل شيء عنده بأجل مسمى) أنا لله وانا اليه راجعون

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2017
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online