Xagee ka yimaadaan dhalinyarada ugu badan ee ku biira ISS ? ما خفي أعظم- تنظيم الدولة في بروكسل [Daawo Video]

January 5, 2017 - Written by Editor

Belgium:-Waa Barmaamij kooban oo uu Tv-Al-jazeera qaybta carabiga uu ka diyaariyey qaabka ay dhalinyarad jooga dalalka reer Galbeedka gaar ahaan Yurub ay ugu biiraan kooxda Daaicsh ee ka jirta dalalka Ciraaq iyo Syria. Barmaamijka Al-Jazeera ay diyaarisay waxaa loogu magacdaray ما خفي أعظم- تنظيم الدولة في بروكسل oo macanaheeda uu yahay ”Wax qarsoon ayaa weyn ururka ISS ee Belgium.” Wariyaha diyaariyey barmaamijkaan ayaa waxaa xog uu soo aruuriyey waxaa uu ku soo ogaaday in dhalinyarad ka baxay dalalka Yurub ay inta badan ay ka tageen dalka Belgium iyagoo inta badan ay wax xiriir ah aysan la lahayn Masaajidda qaarkood qaraxyada ka fuliyey dalalka Farance iyo Belgium ay galeen falal danbiyeedyo la xiriira Mukhaadaraadka.

Waxyaabaha ugu xiiso badnaa ee uu Wariyuhu soo aruuriya ayaa waxaa ka mid ahaa in dhalinyada u hayaamay dalalka Ciraaq iyo Syria ay inta badan ku xirnaayeen Xabsi ku yaala dalka Belgium ayna xog fiican ka hayeen bixitaakooda laamaha amniga ee Belgium. Wariyaha ayaa isku dayey in arrimahaan uu ka waraysatay dowladda dalka Belgium yo laamaha amniga balse arrinas ayaan u suurto gelin.

Hoos ka Daawo barmaamijkii ما خفي أعظم- تنظيم الدولة في بروكسل qaybtii 1aad

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2017
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online