Nabadoon Maxamuud Farey oo Caawa lagu Dilay magaalada Gaalkacyo
(April 27, 2017)
Gaalkacyo :-Alle ha u naxariistee waxaa caawa lagu dilay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug nabaddoon Maxamuud Jamac Diirshe oo ku magac dheeraa Maxamuud Farey . Nabaddoonka waxaa toogtay r
Sh.Xassan Daahir Aweys oo ka hadlay Taariikhda kooxda Al-Saaciduuna Bil-Xaq kana digay[ Video]
(April 27, 2017)
Muqdisho:-Sh.Xassan Daahir Aweys oo u xiran weli Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa uu soo duubay Muuqaal uu kaga hadlayo si faah faahsan koox dhawaan looga dhawaaqay dalka Masar balse ay ka mi
Madaxweyne kuxigeenka Puntland Eng Camey ” Puntland Laguma Arki Karo Ururka Al-Saadicuun Bil-xaq.[Cod/Masawiro]
(April 27, 2017)
Garoowe:-Madaxweyne kuxigeenka dowladda Puntland ahna ku simaha Madaxweynaha Eng. Cabdixakiin Xaaji C/laahi Cumar Camey ayaa maanta 27 April 2017 shir jaraa’id uu ku qabtay qasriga madaxtooyada maga
Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo soo saartay War Murtiyeed ku saabsan Wadahadalada Gal-Mudug iyo Ahlu Sunna Wal-jamaaca
(April 27, 2017)
Muqdisho:-Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo Federalka Soomaaliya ayaa waxaa ay soo saartay War Murtiyeed ku saabsan wixii ka soo baxay wada hadalkii u dhexeeya  Maamulka Galmudug iyo kan Ahlusunna , War
Shirkii Golaha Wasiirada Soomaaliya oo Arimo kala duwan Looga hadlay
(April 27, 2017)
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka loog