Wasaaradaha arrimaha gudaha Puntland oo ay ka soo baxeen amaro lagu sugayo amniga Boosaaso.[Akhri]
(April 30, 2017)
Boosaaso:- Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo hormarinta reer miyaga dowladda Puntland ayaa waxaa ay soo saartay Amaro lagu xaqiijinayo Amniga guud Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobalka bari. Amarka k
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka oo kulan wadatashi ah la yeelatay haweenka.[Masawiro]
(April 30, 2017)
Muqdisho:-Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shir ku saabsan ololaha geedi socodka dib u eegista Dastuurka la qaadatay haweenka Soomaaliyeed, kulanka ayaa waxaa ka
Ra’iisul Wasaare Xassan Kheyre oo kula dar-daarmay Ciidamada NISA Dar-dar galinta sugidda amniga iyo xasilinta Caasimadda.[Masawiro]
(April 30, 2017)
Muqdisho :-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xassan Cali Kheyre oo weheliyo Wasiirka Amniga Mudane Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) iyo Taliyaha Hay’adda Nabad Sugidd
Maan doon Diin U Doona W/Q Sheekh Dr C/raxmaan Sheekh Cumar
(April 30, 2017)
Mucjisada islaamka waxaa kamid ah ee tusineeysa in uu xaq yahay in uu u adkeeysto naqdiga iyo baadilka la malookeeyay ee aad moodeeyso in uu carro jiiri doono,buruskiisa iyo qaaqooyinka uu wato lamood