Sh Maxamuud Xaji Yuusuf oo Ka digay Ururka Takfiirka ee Cusub Al-Saadicuun (Dhageyso)

April 8, 2017 - Written by Editor

Garoowe:-Waxaa maalmihii lasoo dhaafa aad loo hadal hayay Koox Cusub oo isku Magacowday (Al-Saadicuuna Bil Xaq )Kuwaas oo Saldhig u ah fikirka khaldan ee Gaalaysiinta kuwas oo cadeeyay in ay isqarinayeen Mudo kabadan 40 sano .Sheekha Maxamuud Xaji Yuusuf ayaa iftiimiyay Kooxahaan in waqtiga ay soo bilowdeen iyo waliba fikirka ay xan baarsan yihiin.

Hoos Ka Dhageyso Sh Maxamuud Xaji Yuusuf oo Ka digay Ururka Takfiirka ee Cusub Al-Saadicuuna

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

267,797 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>